Notice: No legal services are being provided or offered by Access Justice at this time.
If and when AJ resumes its operations, public notice will be provided on this website. Read Full Notice

In Somali

Marka aan dhameystirno websiteka isla markiiba waxaa diyaar noqondoona qeybta ku qoran afka Soomaaliga. Inta ka horeysa bogaan ayaa matalaya qiimeynta aan u heyno bulshada Soomaaliyeed. Halkaan ayaan ku sharaxeynaa sida uu Helida Cadaalada (Access Justice) ay u caawin karno dadka.

 

Anagu kumaan nahay

 

Arigtida iyo shaqada kambanigaan

Dadka oo dhan waa iney helaan caawinida sharciga wadankaan. Anaga oo u taagan qeemeynta dadka, waxaan isu xilqaaney inaan dadka gaarsiino qiima jaban oo dadka danyarta ah, kuwa meelaha dhexe, dadka wadanka ku cusub, ururad dadka bilaashka u shaqeeya iyo ganacsatada yar-yarba ay iska bixin karaan.

Helida Cadaalada (Access Justice) waxaad ka helysaa la shaqeyn buuxda mana ah kambani ganacsi, waxaa loo sameeyey iney caawiso bulshada Soomaaliyeed oo aan heli karin caawina shariciga oo bilaasha ah, hadan aan iskabixin Karin qiimaha qaaliga ah ee sharci yaqaanadu ay qaataan.

Sidee ayaad u caawin kartaa aniga iyo dadka kale ee bulshada?

Waxaad u baahan tahay qibradayada.

Helida Sharcga (Access Justice) dadka ay ku xiran tahay iyo shaqaalaha sharci yaqaanka, waxay ka balan qaadeysa macaamiisha iney ka qanciso dhinaca sharciga. Sida wax yaalaha hoos ku xusan:

  • Dhexdhexaadinta iyo wax u qeybinta
  • Aruurinta iyo deynta
  • Daaficida macaamiisha
  • Heshiisyada
  • Daaficida dabiyada( Dadka waaweyn/dadka yar-yar)
  • Cuuryaamiinta
  • Sharciga dadka duqoobey
  • Waxyaabaha quseeya Shaqooyinka
  • Sharciga Qoyska(Furitaanka, Caawinida, Korsiga caruurta aadan dhalin)
  • Dhaqaalaha dawladu bixiso
  • Guryaha
  • Laanta socdaalka
  • Shaqsi ahaan iyo xaquuqda bili-aadanka
  • Shirkadaha dadka lacag la,aanta ugu shaqeeya
  • Ku soo oogid dacwada waxyaalaha dad weynaha quseeya
  • Waxyaalaha quseeya ganacsiga Yar-yar
  • Waxyaalaha quseeya dhaxalka iyo caafimaadka
  • Iyo waxyaalo kale oo badan

Helida Cadaaladu (Access Justice) waa sii balaaraneysaa. Rabitaankeena ku saabsan in macaameesheenu hesho ilaalinta xaquuqdooda iyo maqlida codkooda ku saabsan dhinaca sharciga. Waxaan kale oo xaqiijineynaa in macaamiishu ay helaan saacidid sharciga oo ay awoodaan, wax kasta oo uu yahay. Sidaas ayaan ula shirkowney Somali Justice Advocacy Center.  Oo aan rabnaa inaan ilaalino danaha ay leeyihiin Bulshada Soomaaliyeed.

Ayaa u qalma in Helida Cadaaladu (Access Justice) u shaqeyso

Waqtigaan, waxaan qadarint ugu horeysa sii neynaa macaamiisha dhaqaalahoodu ka hooseeyo 125% ama 350% federal poverty guideline. Helida Cadaaladu (Access Justice) sidoo kale waxay tixgelin siineysaa meelaha aan loo heynin wax sharci ahaan daafaca, anaga oo og inaad 125% ka hooseysid hadana waxaan tixgelin siineynaa raasumaalka reerka oo dhan. Waxaan la shaqeyneynaa codsiga Somali Justice Advocacy Center.

Waa meeqa qiimaha Helida Cadaalada (Access Justice) ay kuugu shaqeynayaan?

Inta badan shaqadeenu waa u  bilaash (Pro bono) dadka dan yarta ah. Waxaan ka qaadeynaa lacag dadka meesha dhexe oo ah kuwa aan aad faqriga u aheyn, wax badana aan awoodin. Lacagta aan ka qaadeyno marna ka badan meyso $99.00 saacadii.

Ma ku hadashaa luqada Soomaaliga?

 

Waxaan la shaqeyneynaa Somali Justice Advocacy Center si aan kuu siino tarjumaan waliba fahmaya waxaad rabtid .

Sidee ula soo xariira Halida Cadaalada (Access Justice)?

Hadii aad heli kartid qof ku hadla luga ingiriiska, waxaad soo waci kartaa tel# 612-879-8092 ama 1-877-999-AJ OK (2526). Waxaan kaa qadeynaa meeshii aan kaala soo xariir laheyn, waana kugu soo celineynaa anaga oo wadana qof ku hadla afka Soomaaliga.

Waxaad kale ood naga soo xariiri kartaa Internetka adiga oo taabanaya linkiga hoose ama noo soo dir emailka  info@accessjustice.net

Si kasta ood noola soo xiriirteyba, noo sheeq sida aan kuula soo xiriiri laheyn markaa kadib, ama telefoon ama e-mailkaba, hadii ay macquul tahay fadlan ka tag numberka telefonka. Ka atg aqbaar kooban oo aad ku sheegeysid dhibaatada ku heysa. Waxaan isku deynaa in qofka ku soo wacaya uu yahay qof qibrad u leh waxaad aad rabtid in lagaa caawiyo.

heartWhat our supporters have to say...

This courageous effort is just what the doctor ordered.- - The Honorable Lawrence D. Cohen
Through our work with you, people in the Somali community will be able to get real legal assistance… There is no other firm like AJ.- - Dahir Mirreh Jibreel, Executive Director, Somalia Justice Advocacy Center
We help clients protect what is rightfully theirs and achieve their goals at minimal cost.- - Elizabeth, Access Justice Volunteer Attorney
You have launched a law firm that has long been needed!- - Deborah Randolph, Retired Minnesota Attorney
You seem to be attempting something I've been thinking (maybe dreaming) about for many years.- - Bob Seng, Assistant General Counsel, Target Corporation
This legal service model is desperately needed. - - Betsy Sitkoff, J-CHAI Coordinator, Jewish Family and Children’s Services

Quick contact

place

Access Justice, PSC
310 4th Avenue S Suite 1006
Minneapolis, MN 55415

Phone: 612.879.8092
Toll Free: 1.877.999.AJ OK (2565)
Fax: 612.879.8707
E-Mail: info@AccessJustice.net

Nothing on this site constitutes legal advice and this site does not create an attorney-client relationship or make any assertion regarding available attorneys in your jurisdiction.
See our Representation Policy.


Access Justice is proud to announce that we are a member of the Charities Review Council's Smart Giving Network. Charities Review Council Letter and Seal.

About company

Access Justice is a nonprofit, full service public interest law firm committed to providing quality, affordable (or free) legal services to low- and moderate-income persons who have no access to our legal system.

Access Justice is a Minnesota Professional Services Corporation operating under the trade name “Access Justice.” An attorney-client relationship with Access Justice will only be created upon the signing of a formal representation agreement between Access Justice and a client.

Access Justice is a tax-exempt public charity under Section 501(c)3 of the Internal Revenue Code. All donations to AJ are tax deductible. Donate.

Tweet tweet

twitter
© 2009 Access Justice | All Rights Reserved